Book Appointment Now

Maxaa Ka Fiican In Dhaqtarku Gurigaaga Kugu Soo Booqdo?
In badan baynu waqti ku luminaynaa safar, sugitaan iyo xanuun. Laakiin hadda, adeegyada caafimaad ee guryaha lagu geeyo waxay noqdeen xal fiican.
“Call A Doctor” waxay kuu keenaysaa dhaqtarka gurigaaga iyadoo aanad ka bixin guriga.
➡️ Waxaa loogu talagalay:
- Dadka waayeelka ah
- Hooyooyinka uurka leh ama umusha
- Carruurta xanuunsan
- Dadka qaba xaalado joogto ah sida macaanka ama dhiig-karka
Ma jiro wax raaxo leh oo ka badan in la helo daryeel caafimaad oo degdeg ah adigoo guriga jooga.