5 Sababood oo Ay Tahay Inaad Si Joogto Ah Isu Baadho (Checkup)

Badanaa caafimaadka ayaa la ilaawaa ilaa uu qofku xanuunsado. Balse, baadhitaanka joogtada ahi wuxuu kaa caawin karaa:

  1. In la ogaado cudurada horraantooda
  2. In la ilaaliyo cadaadiska dhiigga
  3. In la maareeyo macaanka iyo sonkorta
  4. In la yareeyo kharashka daawaynta weyn
  5. Inaad dareento kalsooni iyo nasasho caafimaad

La xiriir “Call A Doctor” si aad u sameysato ballan baadhitaan caafimaad.

Share your love

Newsletter Updates

Enter your email address below and subscribe to our newsletter

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *